Jen. Biixi oo faahfaahin ka bixiyey weerar Al-shabaab looga dilay 40 dagaalyahan

Ciidanka Dowladda ayaa weerar culus ku qaaday lana wareegay deegaanka Beer-faarax oo dhaca waqooyi galbeed Degmada Xarardheere ee Koonfurta Gobolka Mudug halkaasoo ay haysteen Al-shabaab. Duqeymo Cirka ah ayay ciidamada saaxiibada caalamiga ah ku garaaceen Saldhig Al-shabaab ku lahayeen deegaanka iyadoo duqeynta ay geeysatay Khasaare Xoog leh Taliyaha ciidanka Dhulka ee xoogga dalka ayaa sheegay … Continue reading Jen. Biixi oo faahfaahin ka bixiyey weerar Al-shabaab looga dilay 40 dagaalyahan